Sept,25,2012,Ceelsheikh[AOL] Sida laga warqabo tan iyo wakhtigii maamulka dalku gacanta u galay malleyshiyada gooni goosadka SNM laga soo bilaabo 1991 shacabka reer Awdal waxay kala kulmeen barokicin baahsan iyo xasuuq aan joogsi lahayn deeganada gacanta reer Awdal ka baxay waxaa ka mid ah degmada Tog Wajaale, Kalabayadh, Gabiley, Arabsiyo,Alleybadday haddaba Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxgaradka iyo cuqaasha, siyaasiinta Beesha SNM waxa ay ku go’aamiyeen sidii ay deegaano horleh ay gacanta ugu dhigi lahaayeen sida degmada Lughaya, Ceelshekh, Cabdigeedi, Isha ku hay shabakadda Awdalonline wixii warar dheeri ah ee ka soo baxa shirka beesha SNM’ta Silaanyo waanu idiin soo gudbini hadii alleh iidmo.
Hadaba bal halkan ka dhagayso Go’aamadii Beesha SNM Ay shirka Hargeysa ka soo saareen…. guji links Hoose
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

