Awdalonline:Heesta uu qaaday Fanaanka Guleed dayax ayaa Noqotay Mid siweyn looga dhagaysto dhamaan Gobolada Awdal State, Djibouti,Teferi ber Awbare, Harowo Diri-Dhabe iyo Jigjiga. Fanaanku Heesta waxa uu ka Curiyay Murankii iyo damacii waalnaa ee ay Ku Rabeen Degmada Saylac dad aan u dhalan deegaanka oo Ay dabada Ka riixayeen Maamulada Somaliland iyo Weliba Kani Ina Omar Gueleh ee Djibouti, Fanaanku Isaga oo la hadlayay bulsho weynta Gadabuursi Awbaan Guleed dayax Waxa uu Yidhi ”Wadartiyo dadkaygow Saylac Waa Dalkeenee Feejignow Duriyadaay Dacawadu ma Samirtee”
Afkaaga Caano lagu qabay Axyaa Fanaan. Hoos ka Daawo Heesta oo Dhamaystiran
Heesta Loogu Dhagaysi badanyahay Gobolada, Awdal State,Djibouti,Diri-Dhabe,Teferi ber Awbare Iyo Harowo
For AwdalOnline Updates admin On Monday, January 14th 2013. Qeybta Wararka Saylac-Gobolka SALAL-Sacadiin


