Waxaan xasuusta markaanu wada joognay waxa uu igu lahaa mar aan sheeko isku haleelnay jimcaale sxb dhimasho maxaay sheegaysaa sownaga TAHRIIBKABA ku dhimana muxuu sheegay dayrkan rays ee ina biixi naf mooday waar ina marsha ila dhalinyaro 20 ah ayaan dhagta ku maqlay markaasanu bilawnay inaan xoog ku dhaafno markii la dileyena waxa uu badbaadinayeey nin kaasi oo nin bllisi xabad ku hayeey halka danba naga imid isagaoo dhagax wata kuna dhuftay ninkiina xabada la haleelay wax qaylo ah muu samayn ayaar buu fadhistay waxa uu nagu yidhi aniga ha i eegina ee wada ilaa inata aan saylac warkeeda cadynayno dhamaantayaday waanu istaag nay waxaa markaa noo dhawaaa wax gaadida gadhiga land criuser ka ah ee shaga le oo uu saaran yahay taliyaha qaybta waa ka isaaqe (ilka case) waxaanu ku nidhi waar wuu dhiig baxay ee noo qadda warya warayaaa oo qaylo xaladu way xumayd oo wax kale oo aanu samyno may jirin laakiin noo mu joojin oo waxa uu nagu idhi war meesha ka kaxeeya isaga oo amraya booliskii nagu dhawa kana dhinacaa inooga jiida waa jimcaale waxaani sii qadnay oo aanu la oaradnay rays ilaa dugsiga aadan isaaq ee xawo tagakada la odhan jiray ad buu u dhiig baxay waxaan helnay gaadhi sidiibana lagu geeyey isbataalka 7 habeenimo angoo wali aan ka bixin agagaarka huteel ka uu dagan yahay waftiga siada xooge le ku soo galay boorama ayaa lanoo sheegay inuu dhintay markaliaya waxa maskaxdayda ku soo dhacday markuu nagu lahaa sxbiyaal (WAXAANU SI BILAA MACNI AH UGU DHIMAANAA TAHRIIBKA EE UDHINTA DHULKIINA ) waa hadal geesinimo leh waan ilmeeyey …..
ALLE HA KUU NAXARIISTO SXB GEESIGAAN JECLAYNOOW WAANU SII WADAYNAA ILAA AAN KU AG IMANAYNO ……..Waar Sheeko Dhab oo u Nasoo Gaadhsiiyay Wiil Ay Saxiib Yihiin Mujaahid Jimcaale