03-1-2012 London (AOL) Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi waxa uu tacsi u dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay mudaharaadadii xaqu dirirka ahaa ee maalmihii ugu dambeeyey ka socday magalaalada Borama,
kuwaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac waxa kale oo uu ugaas C/rashiid ILLAHAY uga baryayaa inuu ALLEH caafimaad sareecana siiyo dadkii ku dhaawac may rabshadahaas geesta kale waxa uu ugaasku hambalyeey sidii nabadgalyada ahayd ee ku dhacday doorshadii golaha deegaanka ee magaala xeebeeda saylac.
Xigasho, Boramanews

