GARWAQSOO GADARBURSOW

AWDALAY LAANTA WAA AYANDARO IYO CIIL

Gadabuursow hareerahaaga eeg,

Gaashaan samayso

Guuxa gudahaaga jira gees iskaga dhig

Goormaad agoontii aad ugargaari

Goormaad degmooyinkaaga lagudoodi aad dareemi

Goormaad xeebahaaga la xaabsaday soo xasilindoonta

Goormaad dhalinyarataadan dhabadhabawday

Gaadh hadafkaaga ,gaarkaa utasho

Gurigaagan gaboobay qurxi,geesigaaga qadari.

Goormaad geesiyadaadii lagawracay dhiigoodii sooqaadidoontaa.

Goormaad dhalinyarataadan habawday aad dhulkeedii u dhicin doontaa

Goormaad dhalinyarataadan dhiigoodii laxalaashaday xaaraantinimayn doontaa.

Qiimihii aad lahayd iyo soo celin quruxdaadii.

Qabiilkastiba isqadariye maxaa qaatay gadabuursi .

Waar hadhawbay dhurantaa oo madhaxjoogin tiraa ee waa dharaare dhacso

Waar gadabuursaw maynu is eeganaa mise waan iska eegna

Sidii hal iyo nirig baad kala halawdeen

HABQANKANUU WUXU DADSANYAHAY TAAAN IYO HARAWO EE OO HADKI IYO KADHARAG WARABUHU EE HILBIHII HALYEYADADII EE

HOGANKAN MIDNIMADI LOHARADQABAY UU GO AY

HOHEY WAXANLA OYAYA SHACABKAN LAHABABIYAY

HOHEY BALDAYA DHALINTAAN DHIGODUU SIDA DOXAA QULQULAYO

HAWENKAN IYO  BALDAYA CARURTAN CIILKA LA OYAYA

WAXAAN IS WEDINAYA AWAYA ODAYGII  USHA II HORQADILAHA

AQONYAHANKII CILMIGA ILA AGJOGILAHA

HALKANA WAXAA KU GO AY HALYAYADII

HALBAWLAHA IYO CALOSHA HADI AD ISKA CAFISAN

CALNKENA IYO CIDENA WAYNU HANANKARNA EE GURI GURI HADI AYNU ISKUKALAQADNO

HALKA WAXA KU GO AY GUSHENII:

WALAAL LAYAAL WAAXAN ILAHAY INORAJEYNAYA GUUL IYO MIDNIMO

AMIN AMIN AMIN

VICE PRESIDENT OF AWDAL STATE OF SOMALIA

ABDULAHI ABDURAXMAN MOHAMED