Saylac-Sacadiin, Salel January 02, 2013[AOL] Suxufi Faysal Abroone oo ka waramaya Dhoohanaanta Qoomiyada Gadabuursi iyo Dhiiranaanta Cadowga, iyo Sida looga bixi karo hagardaamooyinka qarsoon ee maamul beeledka SNM’ta Hargeysa ay mar walba iskugu dayayaan Dhulbalaadhsiga sidoo kale Suxufi Abroone waxa uu iftiimiyay in la joogo wakhtigii heeryada la iska dulqaadi lahaa si loo helo Dowlad Awood badan oo ka talisa dhamaan Dhulweynaha Awdal State, Hadaba Dhagaysi Wacan
Warbaahinta Awdal State & Suxufi Abroone