Saylac,AwdalOnline, Dr Cali Baxar oo ah Aqoonyahan Reer Awdal ah ayaa ka waramaaya Deeganada gobolka Salele Samaroon ee ku teedsan xuduuda Djibouti Sida, Dameerjoog, Duuda, Axmed Shabeel Cabdi Af-dhuub oo dhamaantood ahaa magaca dad samaroona oo iyaka loogu magac daray isla markaana ahaa dadkii deegaanka ah sidoo kale Dr Cali baxar Waxa uu ka hadlay taariikhda Magaalada Saylac iyo doorashadii 1960 sidii lagu soo bixi jiray,
halkan ka dhagayso waraysiga oo ah mid xiiso badan
halkan ka dhagayso waraysiga oo ah mid xiiso badanWaraysi Dr Cali Baxar Radio Cadceed![]() |


