Bayaan ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo cadeeyay awaamiir cuusb oo dalka iyo dadkaba lagu dhaqi doono, waxaana nuqul kamid ah Bayaanka uu soo gaaray Xafiiska Salaama News ee Soomaaliya.

Dadka u shaqeynaya dowlada soomaliya ha noqdaan wasiiro ama agaasimayaal  iyo dhamaan shaqooyin ka shaqaalaha dwolada waa in ay ku salesnaadaan waxa ay dowlada ku ogtahay oo ay u ogaalatay  hadii ay tahayn lacag qaadis ama canshuur sharci ah waa in uu jiraa shici sheegaya in la qaado canshuurtaan ama lacagahaas isla markaana ay dhacdaa lacagtaas qasanada dowlada  wixii ka soo hara ay tahay wax xaaran ah oo aysan dowlada iyo maxkamada sare la socon.

G/M/sare Ceydiid Ilkaxanaf

  Maxkamadda ayaa waxa ay xukuntay qodobadaan

1. go,aanada ka soo baxa wasaarada gadidika cirka dhulka iyo bada oo ku saleysan in ay bixiyaan lacago aan shaciyesneen waa in ay joojiyaan lacagahaas ay qadayaan

2 waa in aysan waxba ka jari Karin go’anada ay wada gaareen godoomiya  gadidka rayidka ah iyo agaasimaha iskaashatada gadidka sidaas darteena loo bahan yahay in talada loo dhaafo iskaashatada gaadiidka

3 waa in la joojiyo lacagta laga jaraayo iskaashatda gadiidka takadaha  ee la siinaya abaadraha maadama ay sdhaaftay waqtigii loo qabtay oo ku eked 15 oct 2011.

Xeer ilaliyaha guud hanti dhowraha guud iyo xisaabiyaha guud waxaa la farayaa in ay war deg deg ah ka keenaa meesha la geen jiray lacagaha laga qaado gadiidka oo lagu shegay isdiiwan galin

Warqada ka soo baxday maxkamada sare ayaa waxaa ku saxiixnaa godoomiyaha maxkamada sare dr.ceydiid ilka xanaf

Dadka u shaqeynaya dowlada soomaliya ha noqdaan wasiiro ama agaasimayaal  iyo dhamaan shaqooyinka shaqaalaha dowlada waa in ay ku salaysnaadaan waxa ay dowlada ku ogtahay oo ay u ogaalatay  hadii ay tahay lacag qaadis ama canshuur sharci ah waa in uu jiraa sharci sheegaya in la qaado canshuurtaas ama lacagahaas isla markaana ay ku dhacdaa lacagtaas qasanada dowlada  wixii ka soo harana ay tahay wax sharci daro ah oo aysan dowlada iyo maxkamada sare la socon

Maxkada ayaa waxa aysoo saartay qodobadaan

1 go,aanada ka soo baxay wasaarada gadiddidka cirka dhulka iyo badda oo ku saleysan in ay bixiyaan lacago aan sharciyaysneen.waa in ay joojiyaan lacagahaas ay qadayaan.

2 waa in aysan waxba ka jari Karin go’anada ay wada gaareen godoomiya  gadiidka rayidka ah iyo agaasimaha iskaashatada gadiidka sidaas darteena loo bahan yahay in talada loo dhaafo iskaashatada gaadiidka.

3 waa in la joojiyo lacagta laga jaraayo iskaashatda gadiidka dakadaha  ee la siinaya abaadraha maadama ay dhaamatay waqtigii loo qabtay oo ku ekayd 15 oct 2011

Xeer ilaliyaha guud hanti dhowraha guud iyo xisaabiyaha guud waxaa la farayaa. in ay war deg deg ah ka keenaa meesha la geen jiray lacagaha laga qaado gadiidka oo lagu sheegay isdiiwan galin

Warqada ka soo baxday maxkamada sare ayaa waxaa ku saxiixnaa godoomiyaha maxkamada sare dr.Ceydiid ilka xanaf

Cabdishakuur Shakra, Salaamanews

shakra@salaamanews.com

Muqdisho, Soomaaliya