Wararka Awdal State

Siyaasada Soomaali ee xawliga u socota iyo dhoohanaanta Gadabuursi isma laha |

Gadabuursow maanta Soomaali midnimo ayay isku raacdey oo waxna loowada qabsanayaaye Xirsi meel idin geyni maayo ee taageera Awdal State intey goori goor tahay. Midna waa iga bishaaree ogaada in dhawaan Awdal State oo hor kaceysa ciidamada AMISON Awdal idiinku iman doonaan

Waa Barnaamijkii Suxufi Abroone & Marxaladaha Ka Taagan Gayigeena Maanta

Warbaahinta Awdalstate iyo barmaamij gaara ah oo uu inoo qaadaadhigi doono Suxufi Abroone ee dhagaysi wanaagsan

Dhagayso warbaahinta Qaranka Awdal oo waraysatey Gudoomiyaha iyo Afhayeenka Maamulka Awdal State Alberta mudane Hamdi & mudane Deeq kuna saabsan 18 May |

Idaacadda qaranka Awdal oo waraysatey Gudoomiyaha iyo Afhayeenka Maamulka Awdal State Alberta mudane Hamdi & mudane Deeq kuna saabsan 18 May

Shirkada Dhiigshiil Group iyo isgaadhsiintiisa Somtel oo toos uga qayb qaadanaya kala goynta dalka

Waxaa tvga SNM ee ku hadla afka jabhada Siilaanyo madaxda ka yahay toos looga daawanaya hadalada caadifadaysan ee Soomaalidiinimada, midnimo diidnimada.

Xaqii baa yimid dulmigiina albaabka ayuu ka baxay

Maanta waa maalin weyn oo farxad ballaadhan mudan waa maalin xaqu guuleystey oo ay guuldareysteen intii xumaanta maleegeysey waa maalin ay midnimada Beelaha Gadabuursi wannaag iyo ray ray la waabariisatey

Qabyo qoraalka: | Dastuurka | | Shahi paneer

Dastuurka Cusub ee Somalia...!

Daawo Shirweynaha Ay Soo Qaban Qaabiyen Jaaliyadda Beelaha USP Lagu taagerayay Midnimada Somaliya oo lagu qabtay Toronto,Canada

Jaaliyadda USP ee Gobolada Waqooyiga Soomaaliya ee ku dhaqan Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Soo saaray Bayaan ku Ay ku adkaynayeen Midnimada iyo qaranimada Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Awdal State Mudane Mahdi Muuse Isaaq oo soo dhaweeyey mooshinka Prof Galayr uu keenay | Golaha Barlamanka Soomaaliyeed kuna aadan shirkii Turkiga

Maamulka Awdal State Ayaa Cambareeryay heshiiskii Xasan Culusow la galay Jabhadda SNM ee uu Madaxa u yahay gacan Ku dhiigle Siilaanyo Sidoo kale Baarlamanka Soomaliyaa Wada qorshe

Maamulka Awdal State of Somalia iyo Khaatumo State ayaa | Si Wada Jir ah u Soo Saaray Bayaan

Bayaanka Ay sida wada jirka u Soo saareen Awdal State iyo Khaatumo ayaa ahaa mid lagu iclaaminayay sidii goboladasi dadka dadka deegaan ahaan ku dhaqani ay Jabadda SNM uga xoreyn lahaayeen iyo dardar galinta howlaha hor yaal

Federal Republic of Somalia Awdal State of Somalia

Awdal State of SomaliaAwdalstate

Awdal State of Somalia

President of Awdal State

Advertisement

Awdal State Parliament Speaker

Awdal State of Somalia iyo Jaaliyada UK

Xuska Sannad guurada Kowaad ee ka soo wareegtay Ku dhawaaqista maamul goboleedka Awdal State of Somalia oo lagu qabtay Magaalada London iyo Jaaliyada reer Awdal state oo Si weyn uga qeyb galay.

Awdalonline
Brings
News